Soomaalidu talow ma ogyihiin in Samochat yahay Barnaamij la mid ah baraha bulshada nuucyada kale duwan sida facebook iyo Twitter. Waana madashii u horreeysay ee nuucan ah ee Soomaali leedahay. Waxa sameeyay Eng. Abdirahim Yaasin oo ah hal-abuure tiknolojiyadeed.

Barta Facebooka tusaale waxyaabo badan ayuu kaga duwanyahay. Wuxu isticmaale kasta u oggolaanaya in dhigaaladiisa Laga arki karo newsfeedka dhamaan isticmaalayaasha kale. Dhanka farriimaha aad saaxiibada la yeelanayso waa mid gaar kuu ah. Xogtaasi waxa kaliya arki Kara adiga iyo qofka kale ee aad la wadaagtay. Shirkadda xitaa xogtaasi waa ay ka qarsoontahay.

Samochat waxa kaloo xiiso dheer u yeelaya wuxuu qorayaasha siinaya blog iyaga gaar u ah ay u isticmaali karaan in qoraaladooda ay ku daabacaan. Qoraaladaan barnaamijka waa uu keydiya oo waa Laga heli karaa Search engine google. Adeegyo intaa kabadana waa uu leeyahay barnaamijka.

Soomaalidu maanta waa inay isu hiilisaa oo waxay leedahay isticmaashaa application la halkan kala Soo dag.

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.abdirahiim1000.SamoChat

Comments
More from Jibril Mohamed Ahmed

Test

Test

Test

Recent Posts

PhotoBlog

guerninaunwanted type of herbs named Guernina in Morocco but its benefits are unbelievable!!