Sa'ad Hussein Mohamed says:
7 years ago
Asxaabey igu caawiya sidaan u helaa friends halkana macluumaadka ku jira waxay qorayaan in appkan ay isticmaasho in ka badan 500 oo qof dadna waan arki waayey Mahadsanidiin
4 people like this.

Abdirahiim Yassin
31 January 2019 at 06:47
Asc Wll, waa dhab waxa account ku leh in ka badan 500 oo qof, waxaad arki karta profiles ga members ga ku jira qeybta members oo aad ku daran karta

Abdirahiim Yassin
31 January 2019 at 06:47
*darsan karta






