Abdishakur A. Muse

Abdishakur A. Muse diz:

7 anos atrás
Jimca wanaagsan dhamaan hal abuureyaasha iyo dhiirageliyeyaasha soomaaliyeed.
Abdishakur A. Muse

Abdishakur A. Muse diz:

7 anos atrás
Dhamaan asxaabta isticmaasha samochat waxan u soo jeedinayaa qofkasta in uu ku darsado qofka kale ama uu aqbalo si uu is dhexgalka bulshada Samochat isticmaasho usoo jiito inta kale iyo si'aanan looga xiiso dhicin waayo hadii aadan qof kula sheekeysaneynin ama aadan friends ku lahayn oo aadan arkeynin waxyaabo kale oo lasoo dhigay runti waa lagu caajisayaa waxayna niyad jab ku tahay walaalkeena dadaalay iyo inta kale ee ayagana asaga ku dayan lahaa.

Waad mahadsan tihiin soomaaliyeey qofkiini arkaa qoraalkeygan ha gaarsiiyo kan kale asagoo aanan u arkeynin wax ay aniga dan gaar ahi iigu jirto ee u arkaya garab istaaga walaal dadaalay.
Amigos 8
idman A/naasir
Suumah
Abdulhameed Ibrahim
Aragsan gabar mudug
Abdiasis Elmi Osman
Momtaz guleid  mohamed
khadijo lakari
Abdirahiim Yassin