Mani Adan says:
5 years ago
Waan idin salaamay dhamaantiin walaalayaal .. appkaan waa app aad u fiican waana inaan dhiiragalinaa walaalki sameeyay si uu ugu dhiirado inuu soo saaro waxyaabo kale oo cusub
2 people like this.
Abdirahiim Yassin
14 February 2019 at 19:31
mahadsanid wll