Jibril Mohamed Ahmed

Jibril Mohamed Ahmed говорит:

1 год назад
Soomaalidu talow ma ogyihiin in Samochat yahay Barnaamij la mid ah baraha bulshada nuucyada kale duwan sida facebook iyo Twitter. Waana madashii u horreeysay ee nuucan ah ee Soomaali leedahay. Waxa sameeyay Eng. Abdirahim Yaasin oo ah hal-abuure tiknolojiyadeed.

Barta Facebooka tusaale waxyaabo badan ayuu kaga duwanyahay. Wuxu isticmaale kasta u oggolaanaya in dhigaaladiisa Laga arki karo newsfeedka dhamaan isticmaalayaasha kale. Dhanka farriimaha aad saaxiibada la yeelanayso waa mid gaar kuu ah. Xogtaasi waxa kaliya arki Kara adiga iyo qofka kale ee aad la wadaagtay. Shirkadda xitaa xogtaasi waa ay ka qarsoontahay.

Samochat waxa kaloo xiiso dheer u yeelaya wuxuu qorayaasha siinaya blog iyaga gaar u ah ay u isticmaali karaan in qoraaladooda ay ku daabacaan. Qoraaladaan barnaamijka waa uu keydiya oo waa Laga heli karaa Search engine google. Adeegyo intaa kabadana waa uu leeyahay barnaamijka.

Soomaalidu maanta waa inay isu hiilisaa oo waxay leedahay isticmaashaa application la halkan kala Soo dag.https://play.google.com/store/apps/details?id=com.abdirahiim1000.SamoChat
Jibril Mohamed Ahmed

Jibril Mohamed Ahmed говорит:

2 лет назад
Somalist
Jibril Mohamed Ahmed

Jibril Mohamed Ahmed говорит:

2 лет назад
The only social media working now is samochat. We somalis need right now to move to our own system. At early days, been a big fan for this awesome project but was distracted by the world around me and how my close friends used to use other social media apps. But am sending this notice to all friends though sms. And I hope you do the same.
Jibril Mohamed Ahmed

Jibril Mohamed Ahmed говорит:

4 лет назад
Golaha Walaalaha Dawladnimada Iyo Hay'adda Global Hands oo Iskaashi wada shaqeyn ku heeshiiyay!!

Maantooy taariikhdu tahay 26October waxaan ku guuleysanay in xiriir iskaashi la yeelano hay'adda caalamiga ah ee Global Hands oo aan ka wada shaqeeyno U doodista arrimaha caalamiga ah (Advocate for global Issues).

Waxaan kaloo ku heshiinay in iskaashi aan ka sameeyno dhinacyada hormarinta dhalinyarada, Shaqo abuuridda iyo bixinta tababarada Dawladnimada.

Waxaan halkaan ugu mahadnaqaya si khaas ah Guddoomiye Ku xigeenka Golaha, Ambassdor Mohamed Osman Nur, Afhayeenka guud, Mr Abdiaziz Hassan iyo Xogyahaya Guud Golaha Tazliim, iyo dhamaan xubnaha golaha oo barnaamijkan si uu hirgelo wakhti iyo maskax badan ku bixiyay.

Halkaan ka aqriso:- https://www.globalhand.org/en/organisations/48438
Jibril Mohamed Ahmed

Jibril Mohamed Ahmed говорит:

4 лет назад
Что у тебя на уме?:
One Somalia
Что ты задумал?:
Somalism
обо мне:
A common man with common thoughts
Twitter:
@jebrildomenico
Отношение:
Single
группа крови:
A+
Вебсайт:
https://modernghana.com/author/jebrildomenico