Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Haddii aad kufto ee laguugu qoslo😃 weli waxad tahay dhalinyaro, balse haddii dadka kuu naxaan😲 ee laguugu soo kala ordo waxad noqotay Odey ee la soco.😆

🙋🌷FIID WANAAGSAN🙌❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Inaad isku kalsoonaato waa mid kuu keeni karto inaad guuleysato.

🙌🌷GALAB WANAAGSAN☕❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Maalin wanaagsan idin ka soo leeyahay 🙋caasimadi Soomaaliya ee Muqdisho.🙌🙏

MAGAALDA RAJADA🌷❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Habeen wanaagsan soo baryaay🙌🙏❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Carabka laf maleh lkn aad ayuu ugu filanyahay inuu qalbi jabiyo, ka taxadr erayada isticmaaleysid mar weliba.

🙋🌷CAWEYSIN WANAAGSAN🙌❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Alxamdulillah, Maalin kheyreysan oo barakeysan.☕🍪

🙋🌷JIMCA CUDDOON🙌❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
"Dadki waa addoomee
lama siin awoodaha
Alle lagaga maarmee
keli laga ahaadee
ha illaawin baqashada"
-Abwaan Hadraawi

🙋🌷JUMCA JAMIIL🙌❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Dadka kale oo xushmeysaa🙏 kama dhigano inaad ayaga baahi u qabto ee taas waa gobannimo xittaa haddii aysan mudneyn!

🙋❤JIMCOSAN⚘🙌
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Tusaalaha nolosha oo idil, Anaga ayaa kala duwanaashaa sameyno aydoo nolosha isku mid tahay.

JUMCA WANAAGSAN DHAMMAAN⚘🙌
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Ha hilmaamin inaad akhristo SUURATUL-KAHF adkarta, tasbiixda iyo istiqfaarta badi aydna.

⚘❤JUMCA SUUBBAN JAALLAYAAL🙌🙏
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Subax wanaagsan Saaxiibayaal🙌
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Habeen wanaagsan Akhiyaarta.
Nabadgeliyo.🙋🙏😴
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Carabkaada haku sheegin ceebaha dadka kale, Maxayeelay dadkale carab waa ay leeyihiin adiguna ceeb wad leedahay!
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Kalsoonid aad isku qabto cadowgaada ayey jabisaa ee isku kalsoonow.😍
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Aheey! ha dayicin waligaa maalmo weeye dunidee.😍
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Alleylahe waa run, Cidiba may rafaadeen!
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Waa caleen geed ka soo dhacday, balse dhulka markey timid waxay ku sawirtay bushimo qurux badan oo dhoolacadeynaya. Ahow adiguna mid meel kasta uu tago Qurxiya.

CAWEYSIN WANAAGSAN🙋
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Igula dhaqan waxad igu aragto, balse ha ila imaan waxa lagu soo sheegay.😎
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Hadda wey iskaa moogeysiiyaan balse dib ayey kaaga baahan doonaan!
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
"Wax kasto oo lacag la kala siisto ma ahan qaali"
  • Verifiziertes Konto Verifiziertes Konto
    SamoChat hat überprüft, dass dies das authentische Konto für diese öffentliche person, Firma oder Organisation ist
Was ist in Deinem Kopf?:
Technology
Was ist in deinem Herzen?:
Let's connect to the world through this Somali owned web.
Über Mich:
Telecom and networking Engineer, born, raised and educated in Somalia.
Filme wie die meisten:
Titanic, Black hawk down, Eye in the Sky.
Musik wie die meisten:
Hip hop
Job:
Self employed
Twitter:
https://www.twitter.com/EngAnas_hajji
Beziehung:
Single
Blutgruppe:
O+
Fotos 56
Freunde 72
Ikraan  suleiman
Jamal
Sayidcali
farhan calif
Abdiladif Nur Mohamad
hamda Ismail
Aragsan gabar mudug
Abdiasis Elmi Osman
imran
Xoogsade