Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Ha istaagin haddaad daasho, Ee istaag marka aad gaarto halki ugu danbeysay.

🌷🙋 HABEEN WANAAGSAN🙌❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Dadka Madowga ah daacadsanaa marka ay joogaan meel ka baxsan Qaaradoodi Afrika😆
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Haddaad kari weydo inaad noqoto Qalin✒✏ si aad dadka Farxad ugu qorto, Markas iska Noqo tir tire🖌 baabi'iye Murugadooda
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Habeen wanaagsan asxaabta🙌❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
TIJAABI ARAGAADA

Meeqa madax ama waji ayaa kuu muuqaneysa??
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Jamashada baraar iyo waxaytahay jannoo kale ruux ku jecel👧 adoo jecel👦❤

GALAB WANAAGSAN AKKHIYAARTA☕🙌❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Haddaan laysu dhimanayn, Nafta la isu dhiibayn, Sow-maaha dhalanteed!!!
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Gefka uma dulqaataan,
Gardarada ma yeelaan,
Geeridada ma diidaan...
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
SAWIRKA CAAWA, Faallo uma baahna.
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
" Kan xoogga badan ma ahan kan ka adag cadawgiisa, Ee waa kan naftiisa xakameeya xilliga uu xanaaqo"
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
🙌Habeen wanaagsan🙋
🙏NABAD🌷IYO ❤ NOLOL
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
SHEEKO LAYAAB LEH WAAYIHII LARRY KING!!!

Wariyaha caanka ah Telefeshinka CNN ee Larry King oo ka sheekeynaya waayihiisi dhalinyarnimada ayaa yiri: Maalinta ciida jacaylka "VALENTINE DAY" ayaa waxa fargal/farraanti i siisay gabar i jecleyd, Anigana waxan siiyay fargalki/faraantigi gabar aan jeclaa, isla galabti waxan fargalki/faraantigi ku arkay gacanta Saaxiibkey igu dhowaa, markaas ayan weydiiyay oo wuxu igu yiri "Waa hadiyad iga timid gabar i jecel waxaana rabaa inaan siiyo gabar aan jeclahay", Gabdhi uu jeclyahay waa tii Aniga i jecleyd ee Fargalka/Faraantigan isoo siisay!!!

🙌CAWEYSIN 🌷 WANAAGSAN🙋❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Webiga hada iyo jeer waxa u qulqulaa dhanka hore marnaba dib uma socdo! adne waxa kula gudnoon sidaas oo kale hore inaad u sii socotid!

🙌HOREY U SOCO!👣🕴
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Xikmado Ku Saabsan Saaxiibtinimada
Saaxiibtinimada

1. Saaxiibada aad leedahay saddex nooc ayay u kala baxaan: B) Kuwa ku caawiyay waqtigi aad dhibka ku jirtay. T) Kuwo kaa tagay xilligi dhibaatada ku heysatay. J) Kuwa iyagu dhibta ku gashay

2. Qeybta ugu wanaagsan Nolosha waa; Marki Qoyskaagu kuu fahmaan sidi Saaxiib oo kale, Saaxiibadaana kuu taageeraan sidi Qoyskaaga oo kale

3. Saaxiibada beenta ah waa sida Harka (hooska) oo kale had iyo jeer waa kula socdaan xillga aad iftiinka ku jirto, balse ma arkeysid saacadaha aad mugdiga (dhibka) ku jirto

4. Inaa daacad ahaato kuma heli kartid saaxiibo badan balse waxaad ku helaysaa saaxiibo run ah

5. Marnaba ha ku xulan saaxiib adigoo si dhameystiran u fahmin. Sidoo kale Marnaba ha ku waayin saaxiib is fahan daro ama muran yar

6. Saaxiib waxaa ugu wanaagsan qofka Alle ku xusuusiya. Kheyr kula jeclaada. Marnaba aan dambi kuu horseedin ama kuugu yeerin

7. Iska ilaali saaxiibada xun ama nolosha ka dhacay inaad wax badan ag joogto ama raacdo, ogow saaxiibada noocaas ah inay keligood dhintaan ma rabaan waxay rabaan inaad isla dhimataan. Markaad aragto kuwaa ka carar!

8. Haddii aad ka cabsan jirtay kelinimada (cidlada). Hada ka cabso inay saaxiib kuu noqdaan dad xun

9. Qof kasta wuu kuu iman karaa goortii aad faraxsan tahay ama guuleysatay, laakiin kuwa dhinacaaga jooga goortii aad niyad jabsan tahay ama fashil ku soo gaaro, kuwaas ayaa ah saaxiibadaada runta ah

10. Saaxiibka dhabta ah wuxuu xaqiiqdii kuu yahay Hantidaada nolosha. Si daacadnimo ah ayay kuu saxaan, kuu hagaan, kuuna taageeraan. Wehelkoodu wuxuu ku xusuusinayaa in aadan marnaba keli ku ahayn dunidan

XQ/ Farah Cawaash
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Naftaada iyo awoodaada u sheeg inaad qaban kartid wixi aad doonto⚘

🙌🌷GALAB WANAAAGSAN☕❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Sanadkii 2009ka magaalada Meksiko Jaamacad ku taalo waxaa muxaadaro ka jeediyay nin la yiraahdo Flix batista wuxuuna khabiir ku ahaa sida looga fogaado afduubka,
muxaadaradana waxay ku saabsanyd sida looga fogaan karo afduubka.
Markii uu muxaadaro dhameeyay asagii ayaaba la afduubtay, CAJIIB!! 😆😆
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Kadib ka laabashada xiriirka Kenya iyo Soomaaliya, ma jeclaan laheyd in la joojiyo Qaadka ama Jaadka ka yimaad kenya oo macaash badan ka hesho dowlada wadankaas??
Ergebnisse
HAA ✔
6 Stimmen
86%
MAYA ❌
1 Stimmen
14%
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
Aroorya Suubban, Barinaye ma barideen?
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
HABEEN WANAAGSAN,

🙋🙌🙏Soo baryaay!🌷❤❤
Anas Hajji Mohammed

Anas Hajji Mohammed sagt:

vor 5 Jahren
"Waxa jiro Dad aad uga sheekeyneysid QUUS balse ayga kaaga sheekeynayo RAJO, waa kuwaas kuwa aan u baahanahay had iyo jeer inaan ka ag dhawaano".
  • Verifiziertes Konto Verifiziertes Konto
    SamoChat hat überprüft, dass dies das authentische Konto für diese öffentliche person, Firma oder Organisation ist
Was ist in Deinem Kopf?:
Technology
Was ist in deinem Herzen?:
Let's connect to the world through this Somali owned web.
Über Mich:
Telecom and networking Engineer, born, raised and educated in Somalia.
Filme wie die meisten:
Titanic, Black hawk down, Eye in the Sky.
Musik wie die meisten:
Hip hop
Job:
Self employed
Twitter:
https://www.twitter.com/EngAnas_hajji
Beziehung:
Single
Blutgruppe:
O+
Fotos 56
Freunde 72
Ikraan  suleiman
Jamal
Sayidcali
farhan calif
Abdiladif Nur Mohamad
hamda Ismail
Aragsan gabar mudug
Abdiasis Elmi Osman
imran
Xoogsade